Ciidamada Itoobiya oo mar kale hawada ka duqeeyey Makelle & Khasaare ka dhashay

Dayuuradaha dagaalka Itoobiya ayaa saaka mar kale weeraray magaalada Makelle ee caasimada gobolka tigray sida uu sheegay Tv ay maamulaan jabhadda TPLF. Waa markii labaad toddobaad gudihiis ee dayuuradaha dagaalka Itoobiya duqeeyaan Magaalada Makelle. Goobjooge ayaa sheegay in duqeyn hawada ah ay magaalada ka dhacdey abaarihii 10:20 oo barqanmo, iyadoo bartilmaameedka duqeymahaasi ay ahaayeen xarunta … Continue reading Ciidamada Itoobiya oo mar kale hawada ka duqeeyey Makelle & Khasaare ka dhashay